VIDEO NAAG NINKEEDA OO JIIFA XARIG KUDILAYSO SUBXANALLAH

VIDEO NAAG NINKEEDA OO JIIFA XARIG KUDILAYSO SUBXANALLAH

deg deg magaalada muqdisho gaar ahaan degmeda dayniile waxaa kadhacday arin mucjiso leh haweeney ninkeeeda oo jiifa xarigkudal dashay.

Meydka marxuunka ayaa loogu tagay sariirta uu jiifay isagoo dul yaalo xarigna uu qoorta uga xiranyahay.

hadaba shaqsiga dilka loogeystay wuxuu katirsana ciidan dowlada soomaaliya wuxuu kamid ahaa askartii dhawaan tababarka looga keenay elatariya waxaa lala yaaban yahay siday haweeneydan ninkeeda udishay.

WAA TAN SAWIRKA HAWEENEYDA DISHAY NINKEEDA

Sirdoon

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *