DAAWO MUUQAAL ARGAGAX LEH LAGA SOODUUBAY MEYDKA LUUL OO WALI TALAAGAD KUJIRA

DAAWO MUUQAAL ARGAGAX LEH LAGA SOODUUBAY MEYDKA LUUL OO WALI TALAAGAD KUJIRA

Luul abdi azii oo aheyd hooyo soomaliyeed oo uur leh ayaa isbuucii lasoo dhaafay waxaa gubay ninkeeda xili habeen ah iyadoo jiifta.

hadaba eedeeysanaha gubay marxuumada ayaa markiu falka geystay kadib waxa uu ufakaday deeganada galmudug uu asal ahaan kasoojeeday

ugu danbeyn ciidanka dowlada iyo kuwa nisa ee kahowl gala galmudug ayaa gacanta kusoodhigay xili uu kudhuumaaleysanayay deegaan hoostago degmada cadaado ee gobolka galgaduud.

Hadaba ugu eedeysanihii gubay marxuumad luul waxaa lakeenay magaalada muqdisho siloogu maxkamadeeyo sharcigana loo horgeeyo.

Aabaha dhalay luul ayaa sheegay inaan la,aasi doonin gabadhiisa ilaa lala aaso ninkii dilay wuxuu dhaar kumaray in meydka gabadhiisa oo wali talaagada kusii jiri doono inta laga xukuma ninkii gubay ee nolosha kuciqaabay.

Sirdoon

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *